15 Minutes
Waxan aad iga maydhayso ayaan sheekh la yaabanahay 🛀
Isaga oo weli labadiisii gacmood eeg-eegaya, oo kolna cagaha khamiiska ka feydaya, oo iyagana eeg-eegaya ayuu hadana yidhi: “shalay casarkii waadigii igu yidhi maydho, ee aan maydhay, xataa qurus saabuun ahna waan ku maydhay,...
Halkan Ka Sii Akhri