Adeer warmooge ayaad tahay, Godkaad ku dhacdey ayaa aan qodnaa, si baabuurtu ugu dhacdo, kadibna waan kala saarnaa, sidaasi ayaanu lacag badan ku helnaa!! adigu qofkii 18aad ee aan maanta caawiney ayaad tahay
Read MoreSidaas ayaa loo maareeyaa dhibaatooyinka siyaasadeed ee adduunka. Waxa ay kuu abuurayaan mushkilado cusub, si aad Eebbe ugu mahadnaqdo nimcada dhibaatooyinkaaga. Kadib waxa aad hilmaamaysaa salkii dhibaatooyinkaaga, kuwii abuuray ayaanad wanaag iyo abaal u haynaysaa.โ
Read MoreCal waa magac Juquraafiyadeed oo ku tacaluqa Deegaanka samaysankiisa dhuleed, tusaale ahaan Ciidda, Dhirta, iyo Cimilada oo midba shay gooniya uu gaar la yahay.
Read MoreLaba reer oo isla deganaan jiray, ayaa joogto isu dili jiray, haddana marka ay damcaan iney colaadda damiyaan, waxay isku […]
Read MoreXasan waxa uu ahaa Nin Hargeisa ka tegay isaga oo aad u yar, dabadeedna Caddan edadii loogu geeyey, Xasan mudo […]
Read MoreSuuqa Hargaysa ayey beri hore ka dhacday: laba tuug oo xarfaan ahi ay nin lacag kala baxeen, markii uu Ninkii […]
Read MoreMagaalada Lafaciise waxa ay 36 KM dhanka waqooyi ka xigtaa caasimadda Degaanka Soomaalida ee Jigjiga. Sida oo kale waxa ay […]
Read MoreSannadkii 2016 kii ayaan Wargeyska Geeska Afrika ku baahiyey qisada dalka Iiraan oo markaas ka cabanayey, in Israaโiil ay ka […]
Read MoreNin baa isaga oo habeen guuraynaya, oo reerkiisa u socda, ayaa ay doofaarro ordayaa jiidheen, dhaawac yar baa gaadhay, kadibna […]
Read MoreMarkii aan Soomaaliya tagay, waxyaabaha iga yaabiyay ee aan soo arkay waxaa kamid ahaa:Qof uu mushaarkiisu ka yar yahay $500 […]
Read MoreWaxay ahayd ramadaan tobankii ugu danbeeyay, abbaaro 10-kii subaxnimo, waxa dhakhtarka iigu yimi gabadh dhallinyaro ah iyo aabbaheed oo sitta […]
Read MoreWaqtiga Kaliisha ee aadka u kulul, waxa dhacda dabayl hanfi kulul leh, oo adhiga saacado gudahood weyd kaga dhigta, oo […]
Read MoreWaxa la yidhi beri baa nin reer miyi ihi soo xareeyey awr baadi ah , awrkii oo mudaba uu hayay […]
Read MoreNin reer Baay ah ayaa geed weyn salka ka jaray. Waxaa la suโaalay maxaad ku sameyneysaa geedka? Wuxuu ku jawaabay […]
Read MoreRepresentative, D-2, Mogadishu, Somalia
Job no: 546550
Position type: Fixed Term Appointment
Location: Somalia
Division/Equivalent: Nairobi Regn’l(ESARO)
School/Unit: Somalia
Department/Office: Mogadiscio, Somalia
Categories: Representative, Senior Leadership Vacancies
Apply now
Nin oday ah baa maanta wuxuu iiga sheekeeyay sababta uu ugu hal-qabsado markasta Aduun waa loo dad badsadaa… Wuxuu ii […]
Read MoreMagaaladan mucjiso ayaa ka dhacday muddo haataan laga joogo lixdan sano iyo dheeraad. Nin dadkii reer guuraaga ahaa ka mid […]
Read MoreWaagii uu Ingiriisku gumeysanayay Hindiya, ayaa Sarkaal Ingiriis ah wuxuu dharbaaxay nin Hindiyaan ah, oo amar-diiddo sameeyay. Hindigii oo xanaaqay […]
Read MoreNin ayaa soo galay Masaajid si uu Alle wax u weydiisto, kadibna intii uu weydiisan karayay markii uu dhameystay, ayuu […]
Read MoreMagaalada Diridhaba waxaa la aasaasay 1902-dii marki magaalada uu soo gaaray iyada oo caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa u jirta […]
Read MoreWaxa Qoray: Yuusuf Shaacir Qisadan waxaa iiga sheekeeyay Xuseen Yalaxle oo aan maanta kula kulmay magaalada Burco waxaanu yidhi Xiligaa […]
Read MoreRumeyso: Qofka Dabeecadiisa Dhabta Ah Marnaba Isma Badesho Wax Walba oo Dhaca, ย Nin Ayaa Arkay Mas Ku Dhacay Dab, […]
Read MoreW/Q: Bashiir Cali Cabdi (Bashiruddin) โ B.Sc., M.Sc (Insaniah), CIFP (INCEIF) Bismillaah! Labba Cali ayaa la kala wareegey Baanka Dhexe […]
Read More