Laba reer oo isla deganaan jiray, ayaa joogto isu dili jiray, haddana marka ay damcaan iney colaadda damiyaan, waxay isku sheegan jireen diyo ama mag. Diyadu waa qaali, oo waxaa la isku tirsanayaa inta...
Suuqa Hargaysa ayey beri hore ka dhacday: laba tuug oo xarfaan ahi ay nin lacag kala baxeen, markii uu Ninkii dareemay in lacagtii laga xaday, ee uu is yidhi hadal, ayay labadii Tuug caqli...
Magaalada Lafaciise waxa ay 36 KM dhanka waqooyi ka xigtaa caasimadda Degaanka Soomaalida ee Jigjiga. Sida oo kale waxa ay degmada Awbarre ee ay ka tirsantahay u jirtaa 40 KM. Waxaa lagu qiyaasaa in...
Sannadkii 2016 kii ayaan Wargeyska Geeska Afrika ku baahiyey qisada dalka Iiraan oo markaas ka cabanayey, in Israa’iil ay ka xadday daruuro roob ay ka filaysay. In kasta oo ay markaasba dad aad u...
Heerka caqligooda iyo garashadoodu joogto ma qiyaasi karaysid, indhaha, wejiga iyo guud ahaan dhaqdhaqaaqa, ayaa ay wax uga ratibmaan, oo ay kala soo baxayaan, mid ayaa soo galaya kadibna inta uu sidaa u eeg-eego,...
Nin baa isaga oo habeen guuraynaya, oo reerkiisa u socda, ayaa ay doofaarro ordayaa jiidheen, dhaawac yar baa gaadhay, kadibna Hospital baa la geeyey, ninkii aad buu u murugooday, waxaa lagu yidhi: Is daji!...
Markii aan Soomaaliya tagay, waxyaabaha iga yaabiyay ee aan soo arkay waxaa kamid ahaa:Qof uu mushaarkiisu ka yar yahay $500 oo heysta iPhone 12. Taleefonkaas qiimaha uu Soomaaliya ka joogay waa $1200 ama ka...