Xogtii Geeska

14 Minutes
Sooyaalkii Soomaalida Qaybta 2aad Xogtii Geeska

TALYAANIGA IYO SOO-GELITAANKIISII DHULKII AY KA TALIN JIRTAY SALDANADII AJUURAAN

Markii ay saldanadii Ajuuraan ay burburtay, waxa sameysmay saldanaddo iyo maamulo kala gaar-gaar ah, oo ay kala sameysteen qabaa’ilkii ku wada jiray Saldanadii Ajuuraan ee balaadhneyd, maamuladaasi waxa ka mid ahaa Saldanadii Geledi, oo...
Halkan Ka Sii Akhri
5 Minutes
Sooyaalkii Soomaalida Qaybta 1aad Xogtii Geeska

Wiil-Waal: Ninkii Oromada U Diiday Inay Wada Liqaan Soomaali-Galbeed

Garaad Xirsi Garaad Faarax Garaad Xirsi, oo loo garan-ogyahay Garaad Wiil-Waal, waxa uu u talin jiray dadka ku nool gobolka Soomaali-Galbeed gaar ahaan agagaarka dooxada faafan sida; magaalada JigJiga iyo hareeraheeda. Garaad WiilWaal wuxu...
Halkan Ka Sii Akhri
error: Fadlan Lama Ogola !!
×

Nagala Soo Xidhiidh Halkan !

Fadlan halkan hoose noogu soo dir wixii aad weydiin ama waxsheeg hayso (WhatsApp)

× Na Weydii?