Sirta Nolosha. Sirta Nolosha ( inta taqaan ma sheegto, inta aanan Aqoonna waa sheegaan – “Lao Tzu” ). Those who know do not speak. Those who speak do not know. Muddo 40 Sano laga...
Libaaxu wuxuu libaax yahay, qiimihiisa iyo quruxdiisuna ay soo baxdaa, marka kaynta uu ku nool yahay dhir ku taalo, ubaxa iyo daaquna ay badan yihiin, si ugaadh uu la noolaado, oo uu ka soo...
Soomaalida gaar ahaan kuwooda xoolo-dhaqatada ahi, waxa ay caan ku yihiin reer-guuraanimo, saldhig ama degmo u gaar ahi ma jirto, kolba halka biyo iyo baad lagu sheego ayay u guuraan. Dhaqankaasi intii hore dhibkiisa...
Dal dhismihiisa ama dumintiisu, waa sida Guri la dhisayo ama la duminayo oo kale, guri marka la doonayo in la dhiso, qof kastaa ma dhisi karo, si kasta oo aad labanka iyo dhagaxa isku...
Wixii ka dambeeyay 26/Jan/1991, Soomaali-Koonfureed waxaa ay lugaha la galeen colaado sokeeye iyo dagaallo sababay macluul, qax iyo dhimashada dad badan. Jabhadii United Somali Congress USC oo Jeneraal Maxamed Faarax Caydiid uu hogaaminayay ayaa...
Nabadda iyo Kala Dambeynta, Marka lagu akeekimo, Marka lagu ormeeyee, Falan lagu af-duubee, Marba eelku gororee, Hirashadu asqowdee, Ulashadu hungowdee, Asalkeedu guuree, Ambisadu xidhxidhatee, Babbisadu ku orisee, Is-ahaanta kelinnimo, Dadka wada amaantee, Odeygedu waashee,...