Xanuun-Wareejisku Ma Jiraa?

Wuxu yidhi: “Sixiroolayaasha reer miyiga hadii uu qof reerkooda ka xanuunsado, waxa ay u raadinayaan qof safar ah, oo wadada soo mara, oo aanu xanuun ka muuqanin, kadibna way casuumayaan, inta uu qofku la joogo ayay sixirka u dhigayaan, sidaasi ayaa uu ku bogsanayaa qofkii ka xanuunsanayey, qofkii safarka ahaana xanuunkii uu ula safrayaa…”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: Fadlan Lama Ogola !!
SOMALILAND MAANTA
×

Nagala Soo Xidhiidh Halkan !

Fadlan halkan hoose noogu soo dir wixii aad weydiin ama waxsheeg hayso (WhatsApp)

× Na Weydii?