Nin socoto ah ayaa reer u soo hoyday, waa martiye ardaa ayuu iska fadhiistay, waa la arkay lama se soorin, oo waa la ga seexday. Ninkii oo iska hurda ayaa waraabe lugta la booday,...
Waa afartii Khaliif ee u kala dambeeyay xilka Madaxweyne-nimo Muslimiinta, waa madaxdii taladooda iyo toosnaantooda Nebi Muxamad Rabbi Naxariis iyo Nabadgelyo Ha Siiyo’e uu umadda muslimiinta ku sii dardaaray. “Rabbi Raali Ha Ka Noqdo...
Guurso maxaad u fadhidaa reer dhiso, oo nolol samayso, sidee ayaad ku nooshahay adoo nin wayn ah, aa cabaya cunaya hadana doob ah! Waa ereyo ay haadaan kaga tuuran, dad is moodaya inay dhalinyarada...
Kutubta Qur’aanka Laga Barto Kutubta Xadiiska laga barto Kutubta Fiqhiga laga barto Kutubta ay ku qoran yihiin afarta mad-hab ee ahlu-sunnaha. Kutubta lagu barto Caqiidada Toosan iyo Qaybaha Tawxiidka Kutubta laga barto siiradii Nebiga...
Waa culimadii u tafa-xaytay, in ay ururiyaan Xadiiska Nebiga Rabbi Naxariis iyo Nabadgelyo Ha Siiyo’e, waxa ay uga tageen muslimiinta dhaxal aan duugoobaynin(انشاء الله), Rabbi Naxariistii Janno Ha Ugu Deeqo Dhamaantood… Bukhaari Taariikh Nololeedkiisu waa Hijriya 194...
Waa culimadii u tafa-xaytay, in ay habeeyaan, oo hagaajiyaan, hab-fahamka aayadaha iyo axaadiista Nebiga Rabbi Naxariis iyo Nabadgelyo Ha Siiyo’e. Waxa ay Aayadihii iyo Axaadiistii u habeeyeen qaab la fahmi karo, oo la jaan-qaadaya nolol-maalmeedkii dadka. Waxa ay...
Quráanku waxa uu soo maray dhowr marxaladood, oo ay midiba mid ku xigtay, si looga ilaaliyo cadawga, oo loo keydiyo. Marxaladii 1aad: waxa ay soo bilaabantay xilligii uu Nebi Muxamed RABBI Naxariis iyo Nabadgelyo...
Waxyiga marka la sharxayo, waxa lagu macneeyaa in uu yahay: Habka uu RABBI Weynaa Oo Wanaagsanaaye uu u gaadhsiiyo anbiyadiisa, wixii uu doonayo in uu u sheego ama ay ogaadaan, sida shuruucda samaawiga ah...
Maamuladii kala dambeeyay ee ay muslimiintu ku mideysnaayeen, waxa ay u sameysmeen dhowr qaab ama dhowr hab oo kala duwan: Habka 1aad: Kani waa habkii uu Nebi Muxamad Rabbi Naxariis iyo Nabadgelyo ha Siiyo’e...