Sooyaalkii Soomaalida Qaybta 2aad

4 Minutes
Sooyaalkii Soomaalida Qaybta 2aad Xogtii Geeska

DHUL-BALAADHSIGII XABASHIDA IYO CADAAWADII GUUNKA AHAYD EE MENELIK II

Yohanes waxa uu dagaalo ba’an la galay kacaankii Mahdiyiinta ee suudaan, isaga oo yoolkiisu yahay dhul-balaadhsi, kadibna sanadkii 1889 bishii March ayay suudaantu ku dileen Yohanes dhulka beeraha ku fiican ee carro-sanka ah lana...
Halkan Ka Sii Akhri
19 Minutes
Sooyaalkii Soomaalida Qaybta 2aad Xogtii Geeska

KHIYAAMADII INGIRIISKA EE HESHIISYADII UU LA GALAY SOOMAALI-WAQOOYI.

Tan iyo markii uu Khadiif Ismaaciil kala baxay ciidamadii cusmaaniyiinta dhul-weynihii soomaali-galbeed ilaa iyo xeebaha badda cas ee soomaaliyeed, waxay ciidamadii xabashidu u soo durkayeen bari iyo waqooyi, xilligaa dhulkii soomaali-galbeed iyo walaalihii soomaaliyeed...
Halkan Ka Sii Akhri
14 Minutes
Sooyaalkii Soomaalida Qaybta 2aad Xogtii Geeska

TALYAANIGA IYO SOO-GELITAANKIISII DHULKII AY KA TALIN JIRTAY SALDANADII AJUURAAN

Markii ay saldanadii Ajuuraan ay burburtay, waxa sameysmay saldanaddo iyo maamulo kala gaar-gaar ah, oo ay kala sameysteen qabaa’ilkii ku wada jiray Saldanadii Ajuuraan ee balaadhneyd, maamuladaasi waxa ka mid ahaa Saldanadii Geledi, oo...
Halkan Ka Sii Akhri
error: Fadlan Lama Ogola !!