Xogtii Geeska

40 Minutes
Sooyaalkii Soomaalida Qaybta 3aad Xogtii Geeska

BILAWGII SOOMAALI-WEYN: MIDOWGII SOOMAALIDA WAQOOYIGA IYO KOONFURTA

Ingiriis 7-dii bilood ee uu gacanta ku hayay maamulka labada deegaan ee soomaali-waqooyi iyo soomaali-koonfureedba, oo ay dheerayd in Ingiriis uu iyana haystay dhulka Kiiniya oo waqooyigiisa soomaalidu degaan, xilligaasi oo ay soomaalidu heleen...
Halkan Ka Sii Akhri
19 Minutes
Sooyaalkii Soomaalida Qaybta 3aad Xogtii Geeska

SOOMAALIDA MIDIGTA FOG WAA AYO? MAXAYSE RABAAN?

Kuleylisadu marka ay soo bayliso dadka, ayaa Qaboojisadu Masaajidada ka yidhaahdaan: (وَمَنْ أَعْرَضَ عَنْ ذِكْرِي فَإِنَّ لَهُ مَعِيشَةً ضَنكاً وَنَحْشُرُهُ يَوْمَ الْقِيَامَةِ أَعْمَى) iyaga ayaa dhibta u abuuray (وَمَنْ أَظْلَمُ مِمَّنِ ٱفْتَرَىٰ عَلَى ٱللَّهِ كَذِبًا...
Halkan Ka Sii Akhri
4 Minutes
Sooyaalkii Soomaalida Qaybta 2aad Xogtii Geeska

DHUL-BALAADHSIGII XABASHIDA IYO CADAAWADII GUUNKA AHAYD EE MENELIK II

Yohanes waxa uu dagaalo ba’an la galay kacaankii Mahdiyiinta ee suudaan, isaga oo yoolkiisu yahay dhul-balaadhsi, kadibna sanadkii 1889 bishii March ayay suudaantu ku dileen Yohanes dhulka beeraha ku fiican ee carro-sanka ah lana...
Halkan Ka Sii Akhri
19 Minutes
Sooyaalkii Soomaalida Qaybta 2aad Xogtii Geeska

KHIYAAMADII INGIRIISKA EE HESHIISYADII UU LA GALAY SOOMAALI-WAQOOYI.

Tan iyo markii uu Khadiif Ismaaciil kala baxay ciidamadii cusmaaniyiinta dhul-weynihii soomaali-galbeed ilaa iyo xeebaha badda cas ee soomaaliyeed, waxay ciidamadii xabashidu u soo durkayeen bari iyo waqooyi, xilligaa dhulkii soomaali-galbeed iyo walaalihii soomaaliyeed...
Halkan Ka Sii Akhri
error: Fadlan Lama Ogola !!
×

Nagala Soo Xidhiidh Halkan !

Fadlan halkan hoose noogu soo dir wixii aad weydiin ama waxsheeg hayso (WhatsApp)

× Na Weydii?