Miyay kala tagayaan

Oday reer miyi ah ayaa Istaankii baabuurta laga raacayey kolkuu tagay,

Ayaa lagu yidhi shidhku wuu ka qaalisan yahay dusha baabuurka,

Kolkaasuu odaygii yidhi: shidhka iyo dushu may kala tagayaan, sow isku mar uun gaadhi maayaan meeshii lagu socday.

Waxa Qoray: Jamaal Cali Xuseen

error: Fadlan Lama Ogola !!
Na Weydii?