Shan Faaiido Sabiibku Kaga Fiican Yahay Cuntooyinka Kale

1. Dhiig la’aanta

Zabiibka wuxuu ka hortagaa dhiig la’aanta sababtoo ah waxaa ku jirta maadooyinka iron, copper, potassium, magnesium iyo vitamins oo muhiim u ah dhiiga gaar ahaan dadka dhiig la’aanta qaba

2. Finanka

Cunista zabiibka si maalinle ah waxay kaa dhigaysaa mid da’diisa ka yar muuqaal ahaan, wuxuu liishe ka dhigaa maqaarka wuxuuna meesha ka saara finanka iyo haaraha wajiga

3. Gaaska iyo saxarada

Zabiibka wuxuu jilciyaa saxadada wuxuuna dajiyaa gaaska sababtoo ah waxaa ku jirta Potassium, Iron, Vitamin C iyo Folate oo muhiim u ah dheefshiidka iyo saxarada

4. Stress-ka iyo walwalka

Zabiibka wuxuu dajiyaa neerfaha wuxuuna yareeya walwalka iyo stress-ka sababtoo ah waxaa ku jirta maadooyinka Thiamin, B6 iyo B12 oo muhiim u ah neerfaha iyo maskaxda

5. Foosha

Zabiibka waa mid ka.mid ah waxyaabaha fududeeya foosha waxaana ku jira maadooyin muhim u ah dhiiga sida Iron sidoo kalw.zabiinka hooyad auurka leh inta ay cunayso waxaa adag in dhiigeeda hoos u dhaco wuxuu sidoo kale hooyada ka ilaaliyaa dilanka iyo dhiciska

W/Q:Dr Waahin Sabriye

Dr Cabaas Tuuryare

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: Fadlan Lama Ogola !!
×

Nagala Soo Xidhiidh Halkan !

Fadlan halkan hoose noogu soo dir wixii aad weydiin ama waxsheeg hayso (WhatsApp)

× Na Weydii?