Faaiidooyinka Laga Helo Midhaha Canabka

  • 1. Canabku wuxuu daawo u yahay cudurada ku dhaca wadnaha, qofka joogto u qaatana si fudud uguma dhacaan cuduruada wadnaha
  • 2. Canabku wuxuu qofka dhiigiisa ka ilaaliyaa inay sokortu ku badato waana mid ka mid ah waxyaabaha sokorta ka hortaga
  • 3. Canabku wuxuu si gaar ah ugu fiican yahay indhaha, araga wuu soo celiyaa dadka muddada dheer wata ookiyaalaha araga muhiimad gaar ah ayuu canabku u leeyahay
  • 4. Canabku wuxuu siyaadiyaa xusuusta, fahamka iyo hab fikirka qofka, wuxuuna maskaxda ka dhigaa mid aad u shaqaysa
  • 5. Canabku wuxuu xoojiyaa lafaha gaar ahaan caruurta ka wayn 4-ta sano iyo waayeelada sidoo kale dadka lafa xanuunka qaba si gaar ah ayuu u anfacayaa canabka

W/Q:Dr Waahin Sabriye

Dr Cabaas Tuuryare

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: Fadlan Lama Ogola !!
×

Nagala Soo Xidhiidh Halkan !

Fadlan halkan hoose noogu soo dir wixii aad weydiin ama waxsheeg hayso (WhatsApp)

× Na Weydii?