KUTUBTA CAANKA AH EE DIINTA AYNU KA QAADANO

KUTUBTA CAANKA AH EE DIINTA AYNU KA QAADANO

Kutubta Qur’aanka Laga Barto

QUR’AAN KAREEM
Kanna waa TAFSIIR-ka Qurdubi, oo ah kii u horeeyay ee la qoro
Kan TAJWIID-ka ama qurxinta hab-akhriska ayaa laga bartaa
Kan QIRAA’AAT-ka kala duwan ee todobada ah ayaa laga bartaa
Kan waxa laga bartaa gogol-dhiga tafsiirka qur’aanka

Kutubta Xadiiska laga barto

Bukhaari
Muslim
Image result for sunan tirmidhi
Tirmidi
Image result for sunan abu dawood
Abu Daauud
Related image
Nisaa’i
Image result for sunan ibn majah
Ibnu Maajah
Kitaabkan waxa laga bartaa xadiiska iyo qaybaha uu u kala baxo, waana mid aad u faahfaahsan.
Kitaabkan waxa laga bartaa xadiiska iyo qaybaha uu u kala baxo, waana mid kooban se faham fiican aad kala bixi karto.

Kutubta Fiqhiga laga barto

Kutubta ay ku qoran yihiin afarta mad-hab ee ahlu-sunnaha.

Kutubta lagu barto Caqiidada Toosan iyo Qaybaha Tawxiidka

Kutubta laga barto siiradii Nebiga scw iyo Taariikh-Nololeedkii Asxbaatii & Taabiciyiintii

Kutubta Diinta aynu ka qaadanaa intani kuma eeka, oo aad iyo aad ayay uga badan yihiin, se intani waa intii anigu aan akhriyay ama aan u arkay in ay yihiin dhaxal lama-dhaafaan ah…

error: Fadlan Lama Ogola !!
×

Nagala Soo Xidhiidh Halkan !

Fadlan halkan hoose noogu soo dir wixii aad weydiin ama waxsheeg hayso (WhatsApp)

× Na Weydii?