Qori-is-marisku ma jiraa?

Waxa uu yidhi: “maalin ayaa uu waraabe adhi kala booday xero, kadibna gabadhii adhiga lahayd oo ordaysa ayaa reer kale u soo gashay, anaguna waanu soo raacnay, iyada oo ooyaysa, oo cadheysan ayaa ay ku leedahay reerkii, inankiinii adhigii ayaa uu naga qaatay, kaalaya oo nooga soo reeba! Cajiib! bal siday ku ogaatay, waxa loo tagay ninkii lagu sheegayay, in uu isagu yahay waraabihii adhiga qaatay, meel halkan ah ayaa uu hurdaa, wuu khuurinayaa, kadibna waxa la is-yidhi toosiya, ninkii waa loo taag waayay, oo waa la toosin kari waayay…

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: Fadlan Lama Ogola !!
SOMALILAND MAANTA
×

Nagala Soo Xidhiidh Halkan !

Fadlan halkan hoose noogu soo dir wixii aad weydiin ama waxsheeg hayso (WhatsApp)

× Na Weydii?