Dameertii ninkii waa taa ka hadhi weyday!

Waxa uu Yidhi: “… nin ayaa madiido loogu soo akhriyay ul, si uu ugu dhufto gabadha uu doonayo, meeshuna waa miyi, kadibna waxa uu soo maray ceel biyo laga cabayo, oo dad iyo xoolaba joogaan, ceelkii ayuu ka soo cab is-yidhi, markii uu ku dhaadhacay, ayaa waxa xagiisa u soo dhaqaaqday dameer iyaduna ka cabaysay ceelka, waxa uu is yidhi iska waabi dameertu yay ku soo dhawaan dhinacan aad ka cabayso’e, kadibna ushii uu sitay ayaa uu ku dhuftay, dameertii ninkii waa taa ka hadhiba weyday, meel kasta oo uu u dhaqaaqo way daba dhaqaajinaysaa, si looga reebo ninkii waa la garan waayay, ilaa markii dambe dameertii la dilay…

error: Fadlan Lama Ogola !!
×

Nagala Soo Xidhiidh Halkan !

Fadlan halkan hoose noogu soo dir wixii aad weydiin ama waxsheeg hayso (WhatsApp)

× Na Weydii?