Waxa ay ahaayeen 33-mudane ama xildhibaan oo ka soo kala baxay lixdii degmo ee Somaliland ay ka koobnayd, waxaana la doortay taariikhdu markii ay ahayd 15/Feb/1960
| Magaca Mudanaha | Degmadiisa | Qabiilkiisa | Xisbigiisa |
|---|---|---|---|
| Sh. Abubakar Sh. Cumar | Boorama | Gadabuursi | USP |
| Cabdi Xassan Buuni | Boon | Gadabuursi | USP |
| Xaji Ibraahim Nuur | Dila | Gadabuursi | USP |
| Jaamac Geelle Ciise | Saylac | Ciise | USP |
| Xaaji Muuse Axmed Shirwac | Cabdulqaadir | Ciise | USP |
| Cali Garaad Jaamac | Laascaanood | Dhulbahante | USP |
| Cismaan Garaad Maxamuud | Taleex | Dhulbahante | USP |
| Cabdalle Xaaji Faarax | Widhwidh | Dhulbahante | USP |
| Ibraahim Ciid | Caynabo | Dhulbahante | USP |
| Maxamuud Axmed Saalax” Caddaanweyne” | Jiidali | Warsangeli | USP |
| Cabdilaahi Qablan Maxamed | Laasqoray | Warsangeli | USP |
| Maykal Maryaano | Ceel Afweyn | Habar Jeclo | NUF |
| Maxamed Cali Faarax | Xiis | Habar Jeclo | SNL |
| Ciise Jaamac Maxamuud Gaadde | Qoryaale | Habar Jeclo | SNL |
| Axmed-Keyse Xaaji Ducaale | Burco | Habar Jeclo | SNL |
| Sh Axmed Maxamuud Dalmar | Ceerigaabo | Habar Yoonis | SNL |
| Sheekh Cali Ismaaciil Yacquub | Duruqsi | Habar Yoonis | SNL |
| Abokor Xaaji Faarax | Burco | Habar Yoonis | SNL |
| Xaaji Ibraahim Cismaan Food “Basbaas” | Cadaadley | Habar Yoonis | SNL |
| Xaaji Yuusuf Iimaan Guuleed | Berbera | Habar Yoonis | SNL |
| Jaamac Cabdilaahi Qaalib “Ina-Diir-qadhaadh” | Salaxlay | Ciidagale | SNL |
| Maxamed Ibraahim Cigaal | Berbera Port | Habar Awal | SNL |
| Xaaji Cabdillaahi Diiriye “Gamgam” | Sheekh | Habar Awal | SNL |
| Xaaji Aadan Yuusuf | Buulo xaar | Habar Awal | SNL |
| Cali Qawdhan | Mandheera | Habar Awal | SNL |
| Maxamuud Yaasin Sh. Muuse | Oodweyne | Habar Awal | SNL |
| Yuusuf Kaahin Axmed | Laas dhuure | Habar Awal | SNL |
| Yuusuf Ismaaciil Samatar “Gaandi” | Hargeysa | Habar Awal | SNL |
| Sheekh Barkhad Cawaale | Gebilay | Habar Awal | SNL |
| Cali Maxamed Xaaji Abokor | Faraweyne | Habar Awal | SNL |
| Cabdillaahi Xuseen “Ina-Doobilkoole” | Hargeysa | Arab | SNL |
| Maxamed Biixi Shuuriye | Hargeysa | Tumaal | SNL |
