Deegaan ka mid ah deegaanada soomaalida, ayaa waxaa ku ooli jirtay Buur magaceeda ay dadku u bixiyeen Madhiya,
buurtaasi dhirta iyo daaqa ka baxa xooluhu hadii ay cunaan way ku dhiman jireen, oo waxa laga yaabaa in buurta ciideeda wax-si-ka ahaayeen, kolkaa dadka badankoodu way wada yaqaaneen, oo xoolaha waa laga ilaalin jiray, loomana soo dhaweyn jirin,
kadibna buurtii waxa is-gaadhay geed-gaabkii iyo geed-weyntii, oo gu’ iyo jiilaal way cagaarneyd, aad ayay dhirtii ku taalay u quruxaysatay, dadkii reer guuraaga ahaa, ayaa kolba mid aan Ogeyn! sheeda ka soo arkaa buurtan quruxda badan, markaas ayaa uu reerka ku furaa, oo uu is-yidhaahdaa sanadkan uun baad cad iyo caano ka dhergaysaa, oo aad xoolahaagii barwaaqo u heshay,
kadibna marka xooluhu dhirtii sumeysnayd kaga madh-dhaan, ayaa uu meesha ka cararaa, oo uu iskaga guuraa, hadaba dadkii iyagu ogaa buurtaasi waayaheedu, waxay u sameeyeen hal-ku-dhigani, oo waxa ay yidhaahdeen: “Buurtaa Madhiyi! Kolba Mid Maqiiqan! Oo Ay Madhiso! Ma Weydo… …”
Привет маркетологам!
Используйте ChatGPT как персонального помощника: разрабатывайте концепции для бизнеса, придумывайте захватывающие истории, или совершенствуйте свои навыки. ChatGPT для студентов — создавайте научные работы, справляйтесь с трудными заданиями. ChatGPT для экспертов — повышайте эффективность, подготавливайте выступления. Искусственный интеллект — ваш интеллектуальный компаньон!
Узнать больше: https://yarchatgpt.ru
грт чат
Будьте смелыми — мир открыт для экспериментов!
cniz19
Our blog serves as a beacon of progress, providing readers with thoughtful content that consistently motivates. We’d love to take a deep dive into the intersection of machine learning with beyond-the-digital horizon, striking a chord with both thought leaders. Your experience illuminates these complex topics, paving the way for novel perspectives. Stay tuned, as we’re always crafting new paths to learning. Thanks for joining us on this exciting journey—it’s your insights that keep us moving forward!
Resource – https://talkchatgpt.com
джипити чат нейросеть на русском бесплатно
pjs6uq
“ÐÑполÑзÑйÑе ChatGPT как пеÑÑоналÑного помоÑника…”.
Site: https://crowdlinkbuilding.com/
seo buy backlinks
d8nvkd