{"id":2996,"date":"2023-11-01T18:15:07","date_gmt":"2023-11-01T18:15:07","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=2996"},"modified":"2023-11-03T18:37:39","modified_gmt":"2023-11-03T18:37:39","slug":"dadaalkii-soo-celinta-hawd-ee-1955","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/2023\/11\/01\/dadaalkii-soo-celinta-hawd-ee-1955\/","title":{"rendered":"Dadaalkii soo-celinta Hawd ee 1955"},"content":{"rendered":"\n<p>Sawirkan labada nin ee ka muuqdaa, waa Suldaan Biixi Muumin Foolay iyo Maykal Mariyaano. <\/p>\n\n\n\n<p>Waa laba nin oo Soomaali ah, Suldaan Biixi waa nin Ogaadeena, reer Isaaq oo reer Awaare ah. <\/p>\n\n\n\n<p>Halka Maykal Maariyaano yahay Nin Isaaqa, Habarjeclo ah oo reer Ceerigaabo ah.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-full\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"843\" height=\"760\" src=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/391593403_6784110195037627_2427812741695355060_n.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-2997\" srcset=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/391593403_6784110195037627_2427812741695355060_n.jpg 843w, https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/391593403_6784110195037627_2427812741695355060_n-300x270.jpg 300w, https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/391593403_6784110195037627_2427812741695355060_n-768x692.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 843px) 100vw, 843px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<p>Waa laba nin oo deegaan ahaan aad u kala fog, balse ay isu keentay qaddiyad dhul Soomaaliyeed loogu halgamayey. <\/p>\n\n\n\n<p>Goobta sawirku waa London sanadkii 1955, ka hor inta uusan ka duulin London, una duulin New York, <\/p>\n\n\n\n<p>Maykal waxa uu qabtay shir jaraa\u2019id, oo uu ku faahfaahiyay, sababta ay Soomaalidu uga soo horjeedaan wareejinta dhulka Hawd and Reserve Area, ee lagu wareejiyey Itoobiya. <\/p>\n\n\n\n<p>Wuxuu dalbaday in la soo celiyo dhammaan dhulka Soomaaliyeed, isaga oo ku hanjabay inuu Dawlada Ingiriiska geyn doono Maxkamadda Cadaaladda Adduunka (International Court of Justice).<\/p>\n\n\n\n<p>Shirka jaraa\u2019id Maykal waxa uu yidhi <em>Dowlada Ingiriisku waxay ballan qaaday, inaysan waligeed bixinayayn, iibinayn, kiraynayn ama fasaxayn isticmaalka, marka laga reebo danaha u khaaska ah dowlada Ingiriiska, taako ka mida dhulalka ay joogaan ama awoodooda ku hoos jira<\/em>. <\/p>\n\n\n\n<p><em>Laakiin hadda waxaa Soomaalidii ku maqaalo ah, in dhulkoodii la siiyay Itoobiya iyadoo la adeegsanayo Heshiiskii Ingriiska iyo Itoobiya ee 1897. <\/em><\/p>\n\n\n\n<p><em>Laakiin heshiiskaasi wuxuu lid ku yahay, heshiisyadii Soomaalida iyo Ingiriiska, oo ka horeeyay kan 1897dii. <\/em><\/p>\n\n\n\n<p><em>Dowlada Ingiriisku awood aysan laheyn ayey ku gashay heshiiska 1897-da, heshiiskan 1897-kuna ma khuseeyo qabiilada.<\/em><\/p>\n\n\n\n<p>Si qarashka weftiga uu Maykal hogaaminayey loo bixiyo, 6500 oo neef oo adhi ah, ayey reer guuraaga reer Somaliland iska soo ururiyeen ($ 17000) Una dhiganta maanta ilaa $ 200,000.<\/p>\n\n\n\n<p>Maantana dad Soomaali ah oo siyaasiyiin iyo aqoonyahano sheeganaya ayaa leh Saylac aynu siino Itoobiya. <\/p>\n\n\n\n<p>Sow kaaf iyo kala dheeri maaha. <\/p>\n\n\n\n<p>Cajiib.<\/p>\n\n\n\n<p>Waxa qoray <a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/Ibrahim.Musee?__cft__[0]=AZVj1YMtMCnDsYP2X872ByhCYCP4mEIwHUzEHrvAeUSVFimXbI3-LAkJpiiEibk7GZEur61KSKwr6ayJk6MXo7MAm0Ojls-SAff0DXxkZzWgvD0oogxYgWPEzBiPFK6lBvyik-docqcvytphZBVBzKNRP4FDjPjBt-am56_tuy0h6ZcjYn6TI_GJq0jnjdQefOU&amp;__tn__=-UC%2CP-R\">Ibraahim Baqardhe<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirka jaraa\u2019id Maykal waxa uu yidhi Dowlada Ingiriisku waxay ballan qaaday, inaysan waligeed bixinayayn, iibinayn, kiraynayn ama fasaxayn isticmaalka, marka laga reebo danaha u khaaska ah dowlada Ingiriiska, taako ka mida dhulalka ay joogaan ama awoodooda ku hoos jira. <\/p>\n<p>Laakiin hadda waxaa Soomaalidii ku maqaalo ah, in dhulkoodii la siiyay Itoobiya iyadoo la adeegsanayo Heshiiskii Ingriiska iyo Itoobiya ee 1897.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3002,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,1],"tags":[],"class_list":["post-2996","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-maqaal","category-qormo"],"views":62,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2996","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2996"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2996\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3001,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2996\/revisions\/3001"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3002"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2996"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2996"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2996"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}