{"id":2993,"date":"2023-11-01T18:02:25","date_gmt":"2023-11-01T18:02:25","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=2993"},"modified":"2023-11-01T18:02:25","modified_gmt":"2023-11-01T18:02:25","slug":"xikmadda-suugaanta-caalamka-bal-aynu-eegno-maanta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/2023\/11\/01\/xikmadda-suugaanta-caalamka-bal-aynu-eegno-maanta\/","title":{"rendered":"Xikmadda Suugaanta Caalamka bal aynu eegno maanta"},"content":{"rendered":"\n<p>Sida ku soo aroortay sheeko xariirada qaybta ka ah suugaanta dalka Czech Republic:<\/p>\n\n\n\n<p>Mid ka mid ah kaymaha dalkaasi, ayaa waxaa ka banaanaday boos shaqo, oo loo rabay Bakayle.<\/p>\n\n\n\n<p>Waraabe bilaa camal ahaa, ayaa soo samaystay waraaqo caddaynaya inuu Bakayle yahay, sidii ayuuna shaqadii ku bilaabay.<\/p>\n\n\n\n<p>Muddo ka dib wuxuu ogaaday, inuu jiro Bakayle ka shaqeeya shaqadii Waraabaha, oo haysta waraaqo muujinaya inuu Waraabe yahay.<\/p>\n\n\n\n<p>Waraabuhu markuu ogaaday, in shaqada Waraabuhu ay ka lacag badan tahay ta bakaylaha, ayuu dacwad xeraystay, si uu shaqadaas u helo, Bakayluhuna tiisa u qaato.<\/p>\n\n\n\n<p>Guddi Shabeello ah, ayaa gartii loo xilsaaray, waxayna gartii ku gooyeen, in Bakayluhu Waraabe yahay maadaama uu waraaqo muujinaya haysto, Waraabuhuna Bakayle yahay\u2026<\/p>\n\n\n\n<p>Waraabihii oo la filayay inuu rafcaan qaato, ayaa iska diiday. <\/p>\n\n\n\n<p>Xayawaankii kale ayaa weydiiyay, sababta uu u diiday rafcaanka?<\/p>\n\n\n\n<p>Waraabihii ayaa yidhi: Markii aan arkay guddida Shabeelada ah, ee garta qaadaysaa, in ay dhammaantood yihiin, Dameero haysta waraaqo muujinaya inay Shabeello yihiin, ayaan ka quustay oon gacmaha dib u laabay. <\/p>\n\n\n\n<p>Bal adba.<\/p>\n\n\n\n<p><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/houssein.aden?__cft__[0]=AZXg_62CaP8aF4-vbSRiO932kJCz9QhEKtmqPiUn1MTD4cE5oWAgGFfyDMdabIngQDrtLE3TPZVyi1gwsIHJYrixUQQeVgIfCKN7yRFuardJxLHkqhrAq2ESSgum1ksK0H9DPlYY43nuZeTU7WGsLDi_&amp;__tn__=-]K-R\">Houssein Barre<\/a> ayaa inoo soo turjumay &#8211; source<\/p>\n\n\n\n<p>Waxa Qoray Jamaal Cali Xuseen<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waraabihii oo la filayay inuu rafcaan qaato, ayaa iska diiday. <\/p>\n<p>Xayawaankii kale ayaa weydiiyay, sababta uu u diiday rafcaanka?<\/p>\n<p>Waraabihii ayaa yidhi: Markii aan arkay guddida Shabeelada ah, ee garta qaadaysaa, in ay dhammaantood yihiin, Dameero haysta waraaqo muujinaya inay Shabeello yihiin, ayaan ka quustay oon gacmaha dib u laabay.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2994,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,1],"tags":[],"class_list":["post-2993","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-maqaal","category-qormo"],"views":63,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2993","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2993"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2993\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2995,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2993\/revisions\/2995"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2994"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2993"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2993"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2993"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}