{"id":2990,"date":"2023-11-01T17:53:28","date_gmt":"2023-11-01T17:53:28","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=2990"},"modified":"2023-11-01T17:53:28","modified_gmt":"2023-11-01T17:53:28","slug":"aaway-jamacii-aan-tujinaayay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/2023\/11\/01\/aaway-jamacii-aan-tujinaayay\/","title":{"rendered":"Aaway Jamacii aan tujinaayay?"},"content":{"rendered":"\n<p>Oday reer miyi ah (reer baadiye), ayaa Salaadii Maqrib oo laga baxay kolkaasi, masaajidkii isna markaas uun soo galay. <\/p>\n\n\n\n<p>Kadib keligii buu iska tukaday, Oo Salaadii iska xidhay. <\/p>\n\n\n\n<p>Dadkii sii baxayay, ayaa mid kamid ahi garabka ka yar taabtay, si uu odaygu meesha lamarayo uu uga yar durko, oo dadku u helaan meel ay ka baxaan. <\/p>\n\n\n\n<p>Odaygii Salaada ku jiray, waxa uu mooday in lagu daba xidhay jamac kale.<\/p>\n\n\n\n<p>Kadib faataxadii ayuu kor u akhriyay, sidii qof jamac tujinaaya, ayuu ku dhamaystay salaadii, dadkiina ay wada eegayaaan, odayga sidii imaamka salaada u tukanaaya. <\/p>\n\n\n\n<p>Markii uu salaadii ka baxay, ee uu salaama naqsaday, ayuu waayay dad ku daba tukanaya,<\/p>\n\n\n\n<p>Waa uu yaabay, nin ag marayey ayuu waydiiyey <em>aaway jamacii aan tujinaayay<\/em> <\/p>\n\n\n\n<p>Markaas ayuu ku yidhi &#8220;<em>Adiga uun baa is tujinaayay Salaada Xaaji, ee iska sunayso kuuma shaqaynaysee<\/em>!!!&#8221;<\/p>\n\n\n\n<p>Waxa qoray: <a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/rashid.daacad?__cft__[0]=AZUobDRghwBZvHs50Cuikz6uUpbkADv8keTd7xGxaySqbsg7nefhOJtzvS144wSfblAMGq1MExbzffq1P4o9VHcwlAfNCFAUm9mJRVG4biCqISfkYMhuotavTH_mNVJ-5rUCsE2vgEJCduEqdqKcPVbn0sVhyiUj54wXaycd45Fctw&amp;__tn__=-]K-R\">Abdirashiid Daacad<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Markii uu salaadii ka baxay, ee uu salaama naqsaday, ayuu waayay dad ku daba tukanaya,<\/p>\n<p>Waa uu yaabay, nin ag marayey ayuu waydiiyey aaway jamacii aan tujinaayay <\/p>\n<p>Markaas ayuu ku yidhi &#8220;Adiga uun baa is tujinaayay Salaada Xaaji, ee iska sunayso kuuma shaqaynaysee!!!&#8221;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2991,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,56],"tags":[],"class_list":["post-2990","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-qormo","category-sheeko"],"views":241,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2990","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2990"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2990\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2992,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2990\/revisions\/2992"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2991"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2990"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2990"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2990"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}