{"id":2442,"date":"2023-08-06T07:13:13","date_gmt":"2023-08-06T07:13:13","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=2442"},"modified":"2023-08-06T07:13:13","modified_gmt":"2023-08-06T07:13:13","slug":"rakcad-baad-i-dhaafiseene-salaama","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/2023\/08\/06\/rakcad-baad-i-dhaafiseene-salaama\/","title":{"rendered":"Rakcad Baad I Dhaafiseene Salaama !"},"content":{"rendered":"\n<p>Waxa la yidhi nin yara dhoohnaa laakiin aad u cibaado badnaa, ayaa isaga oo salaad subax u socda la kulmay niman bakhaar jabsanaya.<\/p>\n\n\n\n<p>Nimankii oo la dhibban albaabkii bakhaarka ayaa wadaadkan jamaca u degdegaya arkay.<\/p>\n\n\n\n<p>Sheekh kaalay albaabka nala fur ayay ku yidhaahdeen.<\/p>\n\n\n\n<p>Waa nin dhoohan iyo caadkiiye kama uu fikirin xilliga iyo nimanka iyo albaabka midna.<\/p>\n\n\n\n<p>Daacadnimadii iyo samafalkii inta uu ka batay ayuu la furay, oo yidhi: &#8220;<em>Rakcad baad i dhaafiseene salaamu calaykum<\/em>&#8220;<\/p>\n\n\n\n<p><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxa la yidhi nin yara dhoohnaa laakiin aad u cibaado badnaa, ayaa isaga oo salaad subax u socda la kulmay niman bakhaar jabsanaya. Nimankii oo la dhibban albaabkii bakhaarka ayaa wadaadkan jamaca u degdegaya arkay. Sheekh kaalay albaabka nala fur ayay ku yidhaahdeen. Waa nin dhoohan iyo caadkiiye kama uu fikirin xilliga iyo nimanka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2443,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,56],"tags":[],"class_list":["post-2442","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-qormo","category-sheeko"],"views":246,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2442","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2442"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2442\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2444,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2442\/revisions\/2444"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2443"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2442"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2442"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2442"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}