{"id":2402,"date":"2023-07-25T18:54:41","date_gmt":"2023-07-25T18:54:41","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=2402"},"modified":"2023-07-25T18:57:22","modified_gmt":"2023-07-25T18:57:22","slug":"xataa-hooyadiisii-dhashay-ayuu-habar-yar-ugu-yeedhaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/2023\/07\/25\/xataa-hooyadiisii-dhashay-ayuu-habar-yar-ugu-yeedhaa\/","title":{"rendered":"Xataa hooyadiisii dhashay ayuu habar-yar ugu yeedhaa!"},"content":{"rendered":"\n<p>Dukaan weyn ayuu galay si uu wax uga iibsado. <\/p>\n\n\n\n<p>Waxa uu arkay haweenay gees kasta oo uu u dhaqaaqo daba socota.<\/p>\n\n\n\n<p>Wuu istaagay. <\/p>\n\n\n\n<p>Waa uu eegay. <\/p>\n\n\n\n<p>Hooyo maxaa Kuu daran buu yidhi? <\/p>\n\n\n\n<p>Waxa ay ku tidhi raalli noqo, waxa aad u eegtahay wiil aan dhalay oo dhintay. <\/p>\n\n\n\n<p>Erayga \u201chooyo\u201d ee aad I tidhina dareen gaar ah buu ii sameeyay!<\/p>\n\n\n\n<p>Wuu ka naxay! <\/p>\n\n\n\n<p>Markaas buu daymo naxariis leh buu ku eegay. <\/p>\n\n\n\n<p>Waaba indhihii gabadha oo ilma ku joogsatay!<\/p>\n\n\n\n<p><a><\/a>Iyada oo albaabkii laga baxayay u dhow ayaa ay wiilkii ku tidhi: hooyo I dheh markii ugu danbaysay aan inankaygii xasuustee!<\/p>\n\n\n\n<p>Inta uu dhawaaqay ayuu ugu naadiyey \u201chooyooy\u201d! <\/p>\n\n\n\n<p>Ma ay soo eegin! Saddex jeer oo kale ayaa uu cod Aad u dheer ugu dhawaaqay \u201chooyooy\u201d \u201chooyooy\u201d\u201chooyooy\u201d!<\/p>\n\n\n\n<p>Wiilkii oo qiiraysan Inta ay soo eegtay bay gacan haadis nabad gelyo ah u taagtay, oo iyana ay albaabka ka boodday!<\/p>\n\n\n\n<p>Markii uu maqalhayihii dul yimid si uu xisaabtii u bixiyo, ayaa lagu yidhi $15 waa adiga, $250 hooyadaa ayaa kugu reebtay! Iyo hooyadee? <\/p>\n\n\n\n<p>Dee tii aad tobanka jeer hooyada haysay! Iyada ayaa tidhi inankayga ayaa bixinaya!<\/p>\n\n\n\n<p>Yarkii wixii maalintaa ka danbeeyay, xataa hooyadiisii dhashay ayaa uu \u201c habar yar\u201d ugu yeedhaa!\u201d<\/p>\n\n\n\n<p>Waxa Qoray: <a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/abdirahman.mahmoud.98?__cft__[0]=AZUG13gAq3H7x2fa1k-apAZiK1Ut_boVCOPE8HkUwTB-bRae7KMft7p7AqAyBZHY4MM2q1DhM51h0ANnnePol_zHqNMek-AqRWixCvMubhdMWHZFRG4U45FIDJQ_B65v8APwKSWcPbpobL2rddvWQ2qUuyQ5qTQ91rIhE_VXQZ3utg&amp;__tn__=-UC%2CP-R\">Cabdiraxmaan Alkheyraat<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dukaan weyn ayuu galay si uu wax uga iibsado. Waxa uu arkay haweenay gees kasta oo uu u dhaqaaqo daba socota. Wuu istaagay. Waa uu eegay. Hooyo maxaa Kuu daran buu yidhi? Waxa ay ku tidhi raalli noqo, waxa aad u eegtahay wiil aan dhalay oo dhintay. Erayga \u201chooyo\u201d ee aad I tidhina dareen gaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2403,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,56],"tags":[],"class_list":["post-2402","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-qormo","category-sheeko"],"views":245,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2402","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2402"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2402\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2406,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2402\/revisions\/2406"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2403"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2402"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2402"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2402"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}