{"id":2265,"date":"2023-06-25T13:34:57","date_gmt":"2023-06-25T13:34:57","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=2265"},"modified":"2023-10-28T15:55:33","modified_gmt":"2023-10-28T15:55:33","slug":"sheekh-axmed-diidaat","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/2023\/06\/25\/sheekh-axmed-diidaat\/","title":{"rendered":"Sheekh Axmed Diidaat"},"content":{"rendered":"\n<p>&#8220;Islaamku wuu guulaysanayaa la jirkaaga iyo la&#8217;aantaada ba; laakiin Adigu (qof-yohow) waad guul-darraysanaysaa Islaamka la&#8217;aantii&#8230;&#8221;<\/p>\n\n\n\n<p>Hadal nuxurkiisu sidaa yahay, waxaa hore u sheegay Daacigii waynaa ee reer South Africa asalkiisuna Hindiga ahaa \u2013 Allaah haw naxariistee \u2013 Sheekh Axmed H. Diidaat (1918 \u2013 2005). Axmed Diidaat, waxa uu kusoo barbaaray nolol danyarnimo oo ay ku lammaan-yihiin duruufo kale oo qalafsan.<\/p>\n\n\n\n<p>Ma uusan fursad u helin waxbarasho nidaamiya (formal <a><\/a>education), waxa uuna Iskuulka kaga tagay galaaska lixaad (standard six). Waafajinta Rabbi dabadeed, helitaankii Kitaabka &#8216;\u0625\u0638\u0647\u0627\u0631 \u0627\u0644\u062d\u0642&#8217;, shakhsiyaddiisii ku sunsanayd maddaalanimada, bir-jeexnimada iyo xaq-baadhista ayaa sababay in uu wax is baro heer uu gaadho daaciwayn oo caalamka oo dhan laga yaqaan lagana qaddariyo, kaas oo faafiya islaamka isla markaana ku takhakhusay &#8216;isbarbar-dhigga diimaha&#8217; (Comparative Religion), taas oo u sahashay in uu si fudud u burburiyo doodaha ama sheegashooyinka kuwa baadil-faafiyayaasha ah Kiristaanka.<\/p>\n\n\n\n<p>Halgankiisii xaq-muujinta ahaa iyo shakhsiyaddiisii dhifka ahayd, waxay saamaysay oo kasii dhimbiil qaatay qof kale oo is leh shakhsiyad dhifa (Dr. Zakir Naik), kaas oo uu laftiisu ( Diidaat) ugu yeedhay &#8216;Deedat+&#8217;.<\/p>\n\n\n\n<p>Rabbi naxariis waasaca ha siiyee, waxa aynu Sh. Axmed Diidaat ka baran karraa in aadan shahaadooyin waawayn u baahnayn si aad Islaamka ugu adeegto; laakiin aad u baahantay ka-go&#8217;naansho waxbarasho iyo wax-siibarid. Taas oo ah shaqada ugu qiimaha badan ee dunidan korkeeda uu qof qabto. Rabbi Innaga iyo ubadkeennaba hayna dhigo kuwo Diintiisa u adeega.<\/p>\n\n\n\n<p>Waxa Qoray: <a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/ismaaciilCaliIsmaaciil12?__cft__[0]=AZU79-9kIr7EWU2Bp1PS8yJeNIbZIDHpGmALDSrxxryjrkh0IUL2HYfwrWDOXe5Fzq1gAqWvh0J-1ruRA6ojQbj9BYHir-GwEm74fBbJiYZJfEaTXk1mQZ-3N9YgK-rMog4fKizGoTglppsk2tUMfMW4QVHnh0O5DbOqXgAqW0rhlA&amp;__tn__=-UC%2CP-R\">Ismaaciil Cali Ismaaciil<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&#8220;Islaamku wuu guulaysanayaa la jirkaaga iyo la&#8217;aantaada ba; laakiin Adigu (qof-yohow) waad guul-darraysanaysaa Islaamka la&#8217;aantii&#8230;&#8221; Hadal nuxurkiisu sidaa yahay, waxaa hore u sheegay Daacigii waynaa ee reer South Africa asalkiisuna Hindiga ahaa \u2013 Allaah haw naxariistee \u2013 Sheekh Axmed H. Diidaat (1918 \u2013 2005). Axmed Diidaat, waxa uu kusoo barbaaray nolol danyarnimo oo ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2266,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,1],"tags":[],"class_list":["post-2265","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-maqaal","category-qormo"],"views":58,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2265","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2265"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2265\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2267,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2265\/revisions\/2267"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2266"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2265"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2265"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2265"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}