{"id":2212,"date":"2023-04-16T12:29:03","date_gmt":"2023-04-16T12:29:03","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=2212"},"modified":"2023-04-18T09:55:36","modified_gmt":"2023-04-18T09:55:36","slug":"faaiidooyinka-laga-helo-miraha-canabka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/2023\/04\/16\/faaiidooyinka-laga-helo-miraha-canabka\/","title":{"rendered":"Faaiidooyinka Laga Helo Midhaha Canabka"},"content":{"rendered":"\n<ul class=\"wp-block-list\"><li>1. Canabku wuxuu daawo u yahay cudurada ku dhaca wadnaha, qofka joogto u qaatana si fudud uguma dhacaan cuduruada wadnaha<\/li><li>2. Canabku wuxuu qofka dhiigiisa ka ilaaliyaa inay sokortu ku badato waana mid ka mid ah waxyaabaha sokorta ka hortaga<\/li><li>3. Canabku wuxuu si gaar ah ugu fiican yahay indhaha, araga wuu soo celiyaa dadka muddada dheer wata ookiyaalaha araga muhiimad gaar ah ayuu canabku u leeyahay<\/li><li>4. Canabku wuxuu siyaadiyaa xusuusta, fahamka iyo hab fikirka qofka, wuxuuna maskaxda ka dhigaa mid aad u shaqaysa<\/li><li>5. Canabku wuxuu xoojiyaa lafaha gaar ahaan caruurta ka wayn 4-ta sano iyo waayeelada sidoo kale dadka lafa xanuunka qaba si gaar ah ayuu u anfacayaa canabka<\/li><\/ul>\n\n\n\n<p>W\/Q:Dr Waahin Sabriye<\/p>\n\n\n\n<p><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/profile.php?id=100083725475804&amp;__cft__[0]=AZX1N2cc-KKPo4lPluLplWZaE72e1IESs-WZUJ3e8nObYhRPQWIWvzJAh9DI2dwtdMpvO3hCKoml66tdNIS_toS2iXdsgaCDqQ6dO6L80DDOlEzO2Eb7GSrvwsRxPILRvrmpIuXEgb0WKIHvhpNGRt2Ybi4seceUEZPV3w5-4ZOeJozjn48O3CNusfKWHJqvHzM&amp;__tn__=-]K-R\">Dr Cabaas Tuuryare<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>1. Canabku wuxuu daawo u yahay cudurada ku dhaca wadnaha, qofka joogto u qaatana si fudud uguma dhacaan cuduruada wadnaha 2. Canabku wuxuu qofka dhiigiisa ka ilaaliyaa inay sokortu ku badato waana mid ka mid ah waxyaabaha sokorta ka hortaga 3. Canabku wuxuu si gaar ah ugu fiican yahay indhaha, araga wuu soo celiyaa dadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2213,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[60,1],"tags":[],"class_list":["post-2212","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-aqoon-korodhsi","category-qormo"],"views":54,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2212","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2212"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2212\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2219,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2212\/revisions\/2219"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2213"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2212"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2212"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2212"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}