{"id":2208,"date":"2023-04-16T11:20:51","date_gmt":"2023-04-16T11:20:51","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=2208"},"modified":"2023-04-18T10:12:52","modified_gmt":"2023-04-18T10:12:52","slug":"shan-faaiido-zabiibku-kaga-fiican-yahay-cuntooyinka-kale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/2023\/04\/16\/shan-faaiido-zabiibku-kaga-fiican-yahay-cuntooyinka-kale\/","title":{"rendered":"Shan Faaiido Sabiibku Kaga Fiican Yahay Cuntooyinka Kale"},"content":{"rendered":"\n<p><strong>1. Dhiig la&#8217;aanta<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p>Zabiibka wuxuu ka hortagaa dhiig la&#8217;aanta sababtoo ah waxaa ku jirta maadooyinka iron, copper, potassium, magnesium iyo vitamins oo muhiim u ah dhiiga gaar ahaan dadka dhiig la&#8217;aanta qaba<\/p>\n\n\n\n<p><strong>2. Finanka<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p>Cunista zabiibka si maalinle ah waxay kaa dhigaysaa mid da&#8217;diisa ka yar muuqaal ahaan, wuxuu liishe ka dhigaa maqaarka wuxuuna meesha ka saara finanka iyo haaraha wajiga<\/p>\n\n\n\n<p><strong>3. Gaaska iyo saxarada<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p>Zabiibka wuxuu jilciyaa saxadada wuxuuna dajiyaa gaaska sababtoo ah waxaa ku jirta Potassium, Iron, Vitamin C iyo Folate oo muhiim u ah dheefshiidka iyo saxarada<\/p>\n\n\n\n<p><strong>4. Stress-ka iyo walwalka<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p>Zabiibka wuxuu dajiyaa neerfaha wuxuuna yareeya walwalka iyo stress-ka sababtoo ah waxaa ku jirta maadooyinka Thiamin, B6 iyo B12 oo muhiim u ah neerfaha iyo maskaxda<\/p>\n\n\n\n<p><strong>5. Foosha<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p>Zabiibka waa mid ka.mid ah waxyaabaha fududeeya foosha waxaana ku jira maadooyin muhim u ah dhiiga sida Iron sidoo kalw.zabiinka hooyad auurka leh inta ay cunayso waxaa adag in dhiigeeda hoos u dhaco wuxuu sidoo kale hooyada ka ilaaliyaa dilanka iyo dhiciska<\/p>\n\n\n\n<p>W\/Q:Dr Waahin Sabriye<\/p>\n\n\n\n<p><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/profile.php?id=100083725475804&amp;__cft__[0]=AZVVYy02m7bWQhbx_ko0_IGWZo_xIA6f8UlaaRL3F3L1qBB9mPCF_K8MeWAN-4ZFgstZuq8TTFAE6PGD4wSTBzTWGBrHURd-Bx0pTIsx1EdrM8_G0x3GUl2LJ7crKE1jXn4VFi1gvyfhE1IKwtyZ8xoHjVofKFONhZ17h5Hrpn_r7fpgexU4ePzN85iXEzvisLQ&amp;__tn__=-]K-R\">Dr Cabaas Tuuryare<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>1. Dhiig la&#8217;aanta Zabiibka wuxuu ka hortagaa dhiig la&#8217;aanta sababtoo ah waxaa ku jirta maadooyinka iron, copper, potassium, magnesium iyo vitamins oo muhiim u ah dhiiga gaar ahaan dadka dhiig la&#8217;aanta qaba 2. Finanka Cunista zabiibka si maalinle ah waxay kaa dhigaysaa mid da&#8217;diisa ka yar muuqaal ahaan, wuxuu liishe ka dhigaa maqaarka wuxuuna meesha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2209,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[60,1],"tags":[],"class_list":["post-2208","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-aqoon-korodhsi","category-qormo"],"views":49,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2208","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2208"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2208\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2220,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2208\/revisions\/2220"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2209"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2208"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2208"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2208"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}