{"id":2076,"date":"2023-03-27T08:30:17","date_gmt":"2023-03-27T08:30:17","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=2076"},"modified":"2023-03-27T08:30:22","modified_gmt":"2023-03-27T08:30:22","slug":"waxyi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/waxyi\/","title":{"rendered":"Waxyi"},"content":{"rendered":"\n<p>Waxyiga marka la sharxayo, waxa lagu macneeyaa in uu yahay:<\/p>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\"><li>Habka uu RABBI Weynaa Oo Wanaagsanaaye uu u gaadhsiiyo anbiyadiisa, wixii uu doonayo in uu u sheego ama ay ogaadaan, sida shuruucda samaawiga ah iyo wararka xaga sare uga imanaya, iyada oo habkaasi uu yahay mid dadka kale ka qarsoon.<\/li><li>Waxa uu u qaybsamaa waxyigu dhowr nooc, sida ay sheegayso Aayada 51<sup>aad<\/sup> Ee ku jirta Suurada Ash-Shuura<\/li><\/ul>\n\n\n\n<p class=\"has-text-align-right\"><strong> \u0648\u064e\u0645\u064e\u0627 \u0643\u064e\u0627\u0646\u064e \u0644\u0650\u0628\u064e\u0634\u064e\u0631\u064d \u0623\u064e\u0646 \u064a\u064f\u0643\u064e\u0644\u0650\u0651\u0645\u064e\u0647\u064f \u0627\u0644\u0644\u064e\u0651\u0647\u064f <\/strong><strong>\u0625\u0650\u0644\u064e\u0651\u0627 \u0648\u064e\u062d\u0652\u064a\u064b\u0627 \u0623\u064e\u0648\u0652 \u0645\u0650\u0646 \u0648\u064e\u0631\u064e\u0627\u0621\u0650 \u062d\u0650\u062c\u064e\u0627\u0628\u064d \u0623\u064e\u0648\u0652 \u064a\u064f\u0631\u0652\u0633\u0650\u0644\u064e<\/strong><strong> <\/strong><strong>\u0631\u064e\u0633\u064f\u0648\u0644\u064b\u0627 \u0641\u064e\u064a\u064f\u0648\u062d\u0650\u064a\u064e \u0628\u0650\u0625\u0650\u0630\u0652\u0646\u0650\u0647\u0650 \u0645\u064e\u0627 \u064a\u064e\u0634\u064e\u0627\u0621\u064f<\/strong><strong> <\/strong><strong>\u06da<\/strong><strong> \u0625\u0650\u0646\u064e\u0651\u0647\u064f \u0639\u064e\u0644\u0650\u064a\u064c\u0651 \u062d\u064e\u0643\u0650\u064a\u0645\u064c <\/strong><\/p>\n\n\n\n<p>Waxa ay kala yihiin noocyadaasi:<\/p>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\"><li><strong>Ilhaam<\/strong>: waa in Nebiga qalbigiisa lagu soo tuuro wararka iyo ogeysiisyada RABBI xagiisa uga imanaya, isaga oo Nebiguna aanu ka shakiyaynin warkaasi, ee uu si xaqiiq ah u qaadanayo, maxaa yeelay; inta aan Nebiga waxyiga lagu bilaabin, waxa la tusaa Aayado ama Mucjisooyin loogu sheegayo in uu yahay Nebi RABBI Weynaa Oo Wanaagsanaaye uu ka doortay dadka dhexdiisa&#8230;<ul><li>Ilhaamku Nebiga wuu ugu yimaadaa jiifka iyo soo-jeedka labadaba&#8230;<\/li><li>Ilhaamku waa ka inta badan loo yaqaano waxyiga, maxaa yeelay; noocan ayaa ku badan Anbiyada.<\/li><\/ul><\/li><li><strong>Hadal Toos ah<\/strong> oo RABBI Weynaa Oo Wanaagsanaaye uu warka iyo ogeysiisyada ugu soo gudbiyo Nebiga, iyada oo Nebigu aanu arkaynin muuqaalka Illaahay Weynaa Oo Wanaagsanaaye&#8230;<\/li><li><strong>In RABBI Weynaa Oo Wanaagsanaaye<\/strong> wararka iyo ogeysiisyada uu ugu soo dhiibo Nebiga cid kale, gaar ahaan Malaa\u00edgta sida; Malaku Jibriil.<ul><li>Malagu marka uu u keenayo Nebiga wararka iyo ogeysiisyada, waxa uu ula kulmaa sadex nooc:<ul><li>Inuu ugu yimaado muuqaalkiisii dhabta ahaa, ee uu malagaasi RABBI u abuuray.<\/li><li>Inuu ugu yimaado muuqaal kale, sida mid ka mid ah dadka Nebiga ka ag dhaw, iyada oo Nebiguna aanu ka shakiyaynin, laakiin uu ku qanacsan yahay malagga.<\/li><li>Inuu ugu yimaado si qarsoon, oo aanu Nebigu muuqaalka malaga arkeynin, laakiin uu codkiisa iyo hadalkiisa uu maqlayo.<\/li><\/ul><\/li><\/ul><\/li><\/ul>\n\n\n\n<hr class=\"wp-block-separator has-alpha-channel-opacity\"\/>\n\n\n\n<p>Waxyigu waxa kale oo uu u qaybsamaa laba nooc, oo kala ah: Qur\u00e1an Iyo Xadiis<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxyiga marka la sharxayo, waxa lagu macneeyaa in uu yahay: Habka uu RABBI Weynaa Oo Wanaagsanaaye uu u gaadhsiiyo anbiyadiisa, wixii uu doonayo in uu u sheego ama ay ogaadaan, sida shuruucda samaawiga ah iyo wararka xaga sare uga imanaya, iyada oo habkaasi uu yahay mid dadka kale ka qarsoon. Waxa uu u qaybsamaa waxyigu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2077,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[62,1],"tags":[],"class_list":["post-2076","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-diinta","category-qormo"],"views":367,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2076","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2076"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2076\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2078,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2076\/revisions\/2078"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2077"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2076"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2076"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2076"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}