{"id":2054,"date":"2023-03-27T06:03:54","date_gmt":"2023-03-27T06:03:54","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=2054"},"modified":"2023-10-28T15:55:46","modified_gmt":"2023-10-28T15:55:46","slug":"qaadkii-ayaa-kala-qaalisanaaday-ilmihii-uu-jiidhay-yaa-kariim","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/qaadkii-ayaa-kala-qaalisanaaday-ilmihii-uu-jiidhay-yaa-kariim\/","title":{"rendered":"Qaadkii ayaa kala qaalisanaaday Ilmihii uu jiidhay! yaa kariim"},"content":{"rendered":"\n<p>Caawa Afurka ka hor waxa Cusbitaalka International hortiisa ka dhacay shil aad u xun, gaadhi qaadle ah oo xawaare aad u sarreeya ku socda ayaa ilmo yar jiidhay, ilmaha yar walaw aanu dhakhtarku xaqiijin haddana uma muuqan mid noolaa, markii la qaadayay .<\/p>\n\n\n\n<p>Layaabku waxa uu ahaa in wadaha gaadhiga qaadku uu bilaabay in uu qaadkii ka wareejiyo gaadhiga, isaga oo aan ilmihii yaraa qaadin, weliba dhakhtarku 5 tallaabo wax ka yar ayaa uu u jiray, waa damiir xumo halkii ugu sarreeyay.<\/p>\n\n\n\n<p>Waxa se farxad ahayd in dhalinyaradii halkaa joogtay arrinkaa ka dhiidhiday, oo u diidday in gaadhiga qaadkii laga wareejiyo, iyada oo dhaawacii (maydkii) ilmaha yar isla goobta wali yaallo.<\/p>\n\n\n\n<p>Qaadku waxa uu ku hayaa halis aad u badan badqabkeennii, dhaqaalaheennii iyo dawladnimadeenniiba!\u201d<\/p>\n\n\n\n<p>Waxa Qorey :- Cabdiwali iid Cilmi<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"768\" src=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/336887281_174720288749942_7255500126036933393_n-1024x768.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-2055\" srcset=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/336887281_174720288749942_7255500126036933393_n-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/336887281_174720288749942_7255500126036933393_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/336887281_174720288749942_7255500126036933393_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/336887281_174720288749942_7255500126036933393_n-535x401.jpg 535w, https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/336887281_174720288749942_7255500126036933393_n.jpg 1440w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Caawa Afurka ka hor waxa Cusbitaalka International hortiisa ka dhacay shil aad u xun, gaadhi qaadle ah oo xawaare aad u sarreeya ku socda ayaa ilmo yar jiidhay, ilmaha yar walaw aanu dhakhtarku xaqiijin haddana uma muuqan mid noolaa, markii la qaadayay . Layaabku waxa uu ahaa in wadaha gaadhiga qaadku uu bilaabay in uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2056,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,1],"tags":[],"class_list":["post-2054","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-maqaal","category-qormo"],"views":45,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2054","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2054"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2054\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2057,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2054\/revisions\/2057"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2056"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2054"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2054"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2054"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}