{"id":1820,"date":"2023-03-20T17:39:02","date_gmt":"2023-03-20T17:39:02","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=1820"},"modified":"2023-03-20T17:39:02","modified_gmt":"2023-03-20T17:39:02","slug":"waxay-weydiiyeen-goorma-ayay-kuugu-naxdin-badneyd","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/waxay-weydiiyeen-goorma-ayay-kuugu-naxdin-badneyd\/","title":{"rendered":"Waxay weydiiyeen Goorma ayay kuugu naxdin badneyd?"},"content":{"rendered":"\n<p>Wuxuu yidhi: nin tuug ah, oo marar badan lagu soo xidhay xabsiga, ayaa ay askartii wareysteen, waxay weydiyeen Goorma ayaa ay kuugu naxdin badneyd? <\/p>\n\n\n\n<p>Waxa uu yidhi: \u201c<em>maalin ayaa aan soo dabagalay odey miyi ka yimid, oo xoolo wata, waxa uu xoolihii u iib geeyay saylada, ilaa duhurkii ayaa laga wada iibsadey, kadib waxa uu galay hudheel si uu uga soo qadeeyo, lacagtii oo uu ku sito bac ilo-qabo ahna waxa uu dhigay cagihiisa hoostooda, inta aan soo ag-fadhiistay, ayaa aan si farsameysan uga hoos qaaday bacdii, inta aan la baxay, ayaa aan soo istaagay meel aan ka fogeyn hudheelka, wax yar kadib waxa soo baxay odeygii, oo aad u dhididsan, kolba gees ayuu eegayaa, afka wuu dhaqdhaqaajinayaa, oo in uu cid la hadlayo ayaad moodaa, hadana cidi uma dhawa, hoosba ma eegayo\u2019e indhihiisu kor ayay u jeedaan, markaas ayuu kolba turaanturoonayaa, marna kufayaa, dadka kama leexanayo wuu jiidhayaa, waxa uu dhex galay laamidii ay gawaadhidu marayeen, kolba gaadhi ayaa dirqi kaga qabta, markii dambe gaadhi aad u ordayay ayaa jiidhay, oo nafba looguma tegine bartii ayuu ku dhintay odeygii, <\/em><\/p>\n\n\n\n<p><em>hadaba maalinkaasi ayaan yar naxay, oo aan is-weydiiyay: Bal Eeg! odeygaa aad xoolihiisiina qaadatay, naftiisiina aad galaafatay \u2026\u2026 \u2026<\/em>\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wuxuu yidhi: nin tuug ah, oo marar badan lagu soo xidhay xabsiga, ayaa ay askartii wareysteen, waxay weydiyeen Goorma ayaa ay kuugu naxdin badneyd? Waxa uu yidhi: \u201cmaalin ayaa aan soo dabagalay odey miyi ka yimid, oo xoolo wata, waxa uu xoolihii u iib geeyay saylada, ilaa duhurkii ayaa laga wada iibsadey, kadib waxa uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1821,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[58,1],"tags":[],"class_list":["post-1820","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-qiso","category-qormo"],"views":35,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1820","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1820"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1820\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1822,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1820\/revisions\/1822"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1821"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1820"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1820"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1820"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}