{"id":1817,"date":"2023-03-20T17:31:50","date_gmt":"2023-03-20T17:31:50","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=1817"},"modified":"2023-03-20T17:31:51","modified_gmt":"2023-03-20T17:31:51","slug":"diintan-dadka-gacmaha-iyo-lugaha-jareysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/diintan-dadka-gacmaha-iyo-lugaha-jareysa\/","title":{"rendered":"Diintan Dadka Gacmaha iyo Lugaha Jareysa&#8230;"},"content":{"rendered":"\n<p>Waa ku aan wali dhadhamin macaanka iyo wanaaga ay Diinteenu leedahay, waxaa uu yidhi: \u201c<em>Waar Diintani dadka gacmaha iyo lugaha jaraysa, ee badhna dhagaxa ku dilaysa, badhna shaanbuuga la dhacaysa, miyaa \u2026\u201d<\/em>, <\/p>\n\n\n\n<p>Kadibna waxa la weydiiyay: Ma Gaal baad tahay, oo wax baad hoosta ku qarinaysaa? <\/p>\n\n\n\n<p>Inta uu cadhooday <em>Kuye! Mayee Muslim baan ahay, Ma adiga ayaa gaal naga dhigaya\u2026<\/em> <\/p>\n\n\n\n<p>Hadaa miyaad sinaysataa, oo tumashada ayaad taqaannaa? <\/p>\n\n\n\n<p>Inta uu sii cadhooday ayuu yidhi: <em>Waar oori xalaal ah ayaanu haysanaa, maxaanu sinno uga baahan nahay\u2026<\/em> <\/p>\n\n\n\n<p>Hadaa ma tuug baad tahay, oo wax-qaadka ayaad taqaan? <\/p>\n\n\n\n<p><em>Kuye! Jaw\u2026 Illaahayba iimuu baahinin wax dad kale leeyihiin, arsaaqda uu I siiyay ayaa iga badan\u2026<\/em> <\/p>\n\n\n\n<p>Hadaa ma khamriga iyo xashiishada ayaad cabtaa? <\/p>\n\n\n\n<p><em>Kuye! Waligayba afkaygaa ma saarin\u2026<\/em> <\/p>\n\n\n\n<p>Hadaa ma cayda iyo af-lagaadada ayaad taqaannaa? <\/p>\n\n\n\n<p><em>May! qof dhib iga sheegtay wali maan arag, cayna hadalkeedaba daa\u2019a\u2026<\/em> <\/p>\n\n\n\n<p>Illaahay cilmigiisu badanaa, hadaa maxaad diinta uga soo horjeedaa? Islaamku waa Diintii wanaaga, horumarka, farxada iyo walaalnimada abuuraysay, qof xun oo xumaan isku og, oo is-leh xumaantaasi ayaa xeer-ciqaabeedkeedii lagugu fulini, ayaa uun baa Diintani nacaya ama ka soo hor jeedsanaya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waa ku aan wali dhadhamin macaanka iyo wanaaga ay Diinteenu leedahay, waxaa uu yidhi: \u201cWaar Diintani dadka gacmaha iyo lugaha jaraysa, ee badhna dhagaxa ku dilaysa, badhna shaanbuuga la dhacaysa, miyaa \u2026\u201d, Kadibna waxa la weydiiyay: Ma Gaal baad tahay, oo wax baad hoosta ku qarinaysaa? Inta uu cadhooday Kuye! Mayee Muslim baan ahay, Ma [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1818,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[58,1],"tags":[],"class_list":["post-1817","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-qiso","category-qormo"],"views":48,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1817","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1817"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1817\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1819,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1817\/revisions\/1819"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1818"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1817"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1817"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1817"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}