{"id":175,"date":"2022-01-13T11:11:29","date_gmt":"2022-01-13T11:11:29","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=175"},"modified":"2023-03-15T17:46:36","modified_gmt":"2023-03-15T17:46:36","slug":"waallida-dalkii-ka-jirta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/2022\/01\/13\/waallida-dalkii-ka-jirta\/","title":{"rendered":"WAALLIDA DALKII KA JIRTA!"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"has-drop-cap\">Markii aan Soomaaliya tagay, waxyaabaha iga yaabiyay ee aan soo arkay waxaa kamid ahaa:<br>Qof uu mushaarkiisu ka yar yahay $500 oo heysta iPhone 12. Taleefonkaas qiimaha uu Soomaaliya ka joogay waa $1200 ama ka badan.<\/p>\n\n\n\n<p>Hadda ayaan sii fajacay markaan arkay qof aananba shaqeynin (Baagamuuddo) oo iPhone 13 oo aan wali Soomaaliya gaarin Mareykanka kasoo dalbaday oo la gaarsiiyay.<\/p>\n\n\n\n<p>Mareykanka waxaad ku arkeysaa qof uu mushaarkiisu bishii $12,000 kor u dhaafayo oo haddana haysta iPhone 7 ama mid ka hooseeya.<\/p>\n\n\n\n<p>Muxuu yahay farqiga u dhexeeya iPhone 10 iyo 13.? qofka Soomaaliya jooga -ee taleefoonkaas gudaha USA lagu iibsanayo $1100 soo dalbaday- ma yaqaanno farqiga. (farqi maba jiree)<\/p>\n\n\n\n<p>Qofka Mareykanka jooga, waxaa hubanti ah in aanu $1100 mar kaliya taleefoon ka bixinaynin. Waa sababta ay sharikadda Apple ha i wareerininta ugu iibiso. Waxaa laga yaabaa in bil kasta lagaa jaro $20 ama $30, qofkii oo aan dareeminna ay lacagtii ka dhamaato.<\/p>\n\n\n\n<p>Laakiin anigu waxaan waalli u arkaa adiga oo Soomaaliya jooga in aad qaadato taleefoon $1200 ah.<br>Miisaaniyadda sanadka dhan lagu maamulo Soomaaliya waa $300 milyan, lacagta (lafaha) sharikadda Apple-na waa $30 Bilyan. 100 jeer ayay ka badan tahay miisaaniyadda waddankeenna<br>Jaamacadaha dalku waa in ay dadka baraan sida uu qofku isugu jaan-goyn karo baahidiisa iyo waxa uu haysto.<\/p>\n\n\n\n<p>Waxa Qoray: Jacfar Kuukaay<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Markii aan Soomaaliya tagay, waxyaabaha iga yaabiyay ee aan soo arkay waxaa kamid ahaa:Qof uu mushaarkiisu ka yar yahay $500 oo heysta iPhone 12. Taleefonkaas qiimaha uu Soomaaliya ka joogay waa $1200 ama ka badan. Hadda ayaan sii fajacay markaan arkay qof aananba shaqeynin (Baagamuuddo) oo iPhone 13 oo aan wali Soomaaliya gaarin Mareykanka kasoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,1],"tags":[],"class_list":["post-175","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-maqaal","category-qormo"],"views":42,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=175"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175\/revisions\/177"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=175"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=175"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=175"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}