{"id":1713,"date":"2023-03-19T07:51:14","date_gmt":"2023-03-19T07:51:14","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=1713"},"modified":"2023-03-19T07:51:15","modified_gmt":"2023-03-19T07:51:15","slug":"buurtii-madhiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/buurtii-madhiya\/","title":{"rendered":"Buurtii Madhiya"},"content":{"rendered":"\n<p>Deegaan ka mid ah deegaanada soomaalida, ayaa waxaa ku ooli jirtay Buur magaceeda ay dadku u bixiyeen Madhiya, <\/p>\n\n\n\n<p>buurtaasi dhirta iyo daaqa ka baxa xooluhu hadii ay cunaan way ku dhiman jireen, oo waxa laga yaabaa in buurta ciideeda wax-si-ka ahaayeen, kolkaa dadka badankoodu way wada yaqaaneen, oo xoolaha waa laga ilaalin jiray, loomana soo dhaweyn jirin, <\/p>\n\n\n\n<p>kadibna buurtii waxa is-gaadhay geed-gaabkii iyo geed-weyntii, oo gu\u2019 iyo jiilaal way cagaarneyd, aad ayay dhirtii ku taalay u quruxaysatay, dadkii reer guuraaga ahaa, ayaa kolba mid aan Ogeyn! sheeda ka soo arkaa buurtan quruxda badan, markaas ayaa uu reerka ku furaa, oo uu is-yidhaahdaa sanadkan uun baad cad iyo caano ka dhergaysaa, oo aad xoolahaagii barwaaqo u heshay, <\/p>\n\n\n\n<p>kadibna marka xooluhu dhirtii sumeysnayd kaga madh-dhaan, ayaa uu meesha ka cararaa, oo uu iskaga guuraa, hadaba dadkii iyagu ogaa buurtaasi waayaheedu, waxay u sameeyeen hal-ku-dhigani, oo waxa ay yidhaahdeen: \u201c<em>Buurtaa Madhiyi! Kolba Mid Maqiiqan! Oo Ay Madhiso! Ma Weydo\u2026 \u2026<\/em>\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Deegaan ka mid ah deegaanada soomaalida, ayaa waxaa ku ooli jirtay Buur magaceeda ay dadku u bixiyeen Madhiya, buurtaasi dhirta iyo daaqa ka baxa xooluhu hadii ay cunaan way ku dhiman jireen, oo waxa laga yaabaa in buurta ciideeda wax-si-ka ahaayeen, kolkaa dadka badankoodu way wada yaqaaneen, oo xoolaha waa laga ilaalin jiray, loomana soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1714,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,56],"tags":[],"class_list":["post-1713","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-qormo","category-sheeko"],"views":122,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1713","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1713"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1713\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1715,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1713\/revisions\/1715"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1714"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1713"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1713"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1713"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}