{"id":1280,"date":"2023-01-03T13:08:08","date_gmt":"2023-01-03T13:08:08","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=1280"},"modified":"2023-03-20T11:54:19","modified_gmt":"2023-03-20T11:54:19","slug":"fufkii-iyo-faafitaankii-oromada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/2023\/01\/03\/fufkii-iyo-faafitaankii-oromada\/","title":{"rendered":"Fufkii Iyo Faafitaankii Oromada"},"content":{"rendered":"\n<p style=\"font-size:20px\">Intii lagu jiray ka soo kabashada dagaaladii ba\u2019naa ee dhex maray Saldanadii Cadaalada iyo Xabashida, oo labada dhinacba awoodoodii iyo dhaqaalihiiba ku daciifeen dagaaladaasi, ayaa waxa bilaabmay fufkii Oromada, waxaa ay ahaayeen dad cawaan ah oo ka soo guuray dhulka Boorana ee Kiiniya ama harta Turkana agagaarkeeda, waxay dagaalo iyo baro-kicin ba\u2019an u geysteen dadkii ku noolaa gobolka Shewa, faafitaankii Oromadu waxa uu soo gaadhay ilaa iyo caasimadii Saldanada ee Harar hareeraheeda.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"600\" src=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/oromo-migration-1024x600.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1543\" srcset=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/oromo-migration-1024x600.jpg 1024w, https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/oromo-migration-300x176.jpg 300w, https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/oromo-migration-768x450.jpg 768w, https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/oromo-migration-535x313.jpg 535w, https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/oromo-migration.jpg 1031w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<p style=\"font-size:20px\">Oromadu dadyowga ama qabaa\u2019ilka ay liqeen ama bara-bixiyeen aad ayay u tira badan yihiin, waxa ka mid ah Xarla, War-jeex, Maya, Argobaha oo tiro yari ka sii nooshahay, maanta waxa qirinqiir ku jira in ay sidii Xarlada wada liqaan qoomiyada Hararida, waxa iyaguna aad u badan qabaa\u2019il ka mid ahaa dirka soomaalida oo ku dhex milmay Oromada, kuwaasi oo maanta sheegta Oromo, sida Jaarsada iyo qaar kale oo badan.<\/p>\n\n\n\n<p style=\"font-size:20px\">Waxa se layaab leh in aan weli cashar laga baran, baro-kicinta iyo qarqinta ay Oromadu ku sameyso dadka ay la degaan, oo ay ilaa maanta wadaan faafitaankoodii, iyaga oo gudaha u galay badi deegaanada soomaalida, sida magaalooyinka Jigjiga, Boorama, Hargeysa ilaa iyo Boosaaso.<\/p>\n\n\n\n<p style=\"font-size:20px\">Qaabka ay Oromadu u liqdo dadka ay la soo degaan, waa mid u baahan in si qoto-dheer loo baadho, waxa se aan ogaalkey ka xusi karaa:<\/p>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\"><li>Oromada inbadan oo ka mid ahi waxay leeyihiin dhaqanka jirjiroolaha, oo meel loogu soo hagaago ma laha, mar waa muslim mar waa kiristan marna diinba ma leh, kolba weji ayay la soo baxaan, taasoo ka dhigan in aan la isku halayn kareynin, hadii ay heshiis nabadeed noqoto iyo hadii ay dano shakhsi ah noqotaba, taasina waxay ku khasbeysaa cidii la degani in ay ka ag-guurto ama ay dagaal la gasho,<\/li><li>Oromadu waxa ay caan ku yihiin hoos-u-dilka, oo ahaa dhaqannada ay awoowyaasheen ku fogeyn jireen ama ku takoori jireen dadka leh, rag iyo dumar oromada in badani waxay yaqaanaan Sixirka.<\/li><li><strong>Fiiro-Gaara<\/strong>: Oromada wanaagsani deegaankooda ma soo dhaafaan.<\/li><\/ul>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery has-nested-images columns-default is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\">\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"236\" height=\"353\" data-id=\"1547\" src=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/1b5209d4ce74ff4e4221759e29118826-oromo-people-somali.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1547\" srcset=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/1b5209d4ce74ff4e4221759e29118826-oromo-people-somali.jpg 236w, https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/1b5209d4ce74ff4e4221759e29118826-oromo-people-somali-201x300.jpg 201w\" sizes=\"auto, (max-width: 236px) 100vw, 236px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-full\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"761\" height=\"504\" data-id=\"1545\" src=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Genealogy-of-the-Macha-Oromo.png\" alt=\"\" class=\"wp-image-1545\" srcset=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Genealogy-of-the-Macha-Oromo.png 761w, https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Genealogy-of-the-Macha-Oromo-300x199.png 300w, https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Genealogy-of-the-Macha-Oromo-535x354.png 535w\" sizes=\"auto, (max-width: 761px) 100vw, 761px\" \/><\/figure>\n<\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Intii lagu jiray ka soo kabashada dagaaladii ba\u2019naa ee dhex maray Saldanadii Cadaalada iyo Xabashida, oo labada dhinacba awoodoodii iyo dhaqaalihiiba ku daciifeen dagaaladaasi, ayaa waxa bilaabmay fufkii Oromada, waxaa ay ahaayeen dad cawaan ah oo ka soo guuray dhulka Boorana ee Kiiniya ama harta Turkana agagaarkeeda, waxay dagaalo iyo baro-kicin ba\u2019an u geysteen dadkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1546,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[66,65],"tags":[],"class_list":["post-1280","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-xogtii_geeska1","category-xogtii_geeska"],"views":43,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1280","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1280"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1280\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1548,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1280\/revisions\/1548"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1546"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1280"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1280"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1280"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}