Baytullaahiga ayaan ku jabay 🤣

Kii reer miyiga ahaa kuye: “Illaahay kii aabahaa dilay miyaanu ahayn?”
Kii reer magaalka ahaa yidhi: “Mayee wuu yahay” Kii reer miyiga ahaa isaga oo cadheysan kuye “Haa buu ku leeyahay, afka xun day, aduu maxaad ka doontay kii aabahaa dilay gurigiisa, inuu lug kaa jebiyo may ahayne, halkuu aabahaa mariyay inuu ku mariyay ahayd, doqonyahaw!”