Nin Doofaar Jiidhay!

Nin baa isaga oo habeen guuraynaya, oo reerkiisa u socda, ayaa ay doofaarro ordayaa jiidheen, dhaawac yar baa gaadhay, kadibna Hospital baa la geeyey, ninkii aad buu u murugooday, waxaa lagu yidhi: Is daji! wax weyn ma qabtide, hadii ay taadii noqotana geeri loo dhalay’e, ninkii wuxuu yidhi: Geeri kama cabsanaye’e! Aakhiro marka la tago, qof kasta oo la dilo isaga oo ciddii dishay fuushan buu iman, markaa waxa aan diidanahay, oo ka tiiraanyaysanahay in aniga oo doofaar saaran aan bankii qiyaame oo laga buuxo soo dhex maro…

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: Fadlan Lama Ogola !!
SOMALILAND MAANTA
×

Nagala Soo Xidhiidh Halkan !

Fadlan halkan hoose noogu soo dir wixii aad weydiin ama waxsheeg hayso (WhatsApp)

× Na Weydii?